Ronaldo oo muraayad isku Fiiriyay garoonka dhexdiisa iyo Warbaahinta oo hadal heysa (Daawo Swairro)

Xidiga caanka ah ee Cristiano Ronaldo ee u ciyaara Kooxda Real Madrid ayaa xalay dhibaato Madaxa kasoo gaartay ciyaar kooxdiisa la ciyaareysay kooxda Deportivo ee ka ciyaarta Horyaalka Laliga. Mid kamid ah Ciyaartoyda kooxda Deportivo ayaa dhaawac ka gaarsiiyay Madaxa C.Ronaldo, waxaana mar qura Warbaahinta iyo dadkii ciyaarta daawanayay soo jiidatay hab dhaqan cusub uu sameeyay Ronaldo. … Continue reading Ronaldo oo muraayad isku Fiiriyay garoonka dhexdiisa iyo Warbaahinta oo hadal heysa (Daawo Swairro)